Filed under: 1 | Leave a Comment »
tacsi naxdinle oo ku timi alla ha u naxariistee aadan gole

waxaan halkan tacsi uga diraynaa eheladii uu ka geeriyooday Adan Cali Kore oo ku geeriyooday magaalada garowe waxaan ilaahay uga Read more »
Filed under: 1 | Leave a Comment »
Jaaliyada SSC ee Australia oo xusay Sanadguurada SSC
Sannad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay asaaskii maamulka Sool,Sanaag iyo Cayn SSC, oo ku beegnayd 16/10/2010 ayaa si wacan loogu dabbaal dagey dhamaan daafaha iyo dacalada aduuka. Waxaa ka mid ahay meelaha laga muujiyey farxadda iyo xusiida maamuuska maalintaa wadanka Australia gaar ahaan magaalada Brisbne ee gobolka Queenland. Read more »
Filed under: 1 | Leave a Comment »
Xafladii Sanad Guurada SSC oo lagu qabtay Magaalada Sanca Ee Dalka Yemen
Xaflad si weyn loo soo agaasimey ayaa habeenimadii sabtidii lagu qabtay magaalada Sanca ee xarunta dalka Yemen, xafladan oo ahayd mid loogu talo galay dabaal dega sanad guuradii koowaad ee ka soo wareegtay markii Dhidibada loo Read more »
Filed under: 1 | Leave a Comment »
Jeelka laascaanood oo saaka Is rasaasayni ka dhacday iyo sidii wax u dheceen
Jeelka magaalada laascaanood oo ay ku xidhanyihiin shacab tiro badan oo reer laascaanood ah oo aan waxba galabsan ayaa waxaa saaka subaxnimadii hore ka dhacay iska hor imaad dhex maray mid ka mida Horjoogayaasha Jeelka iyo Maleeshiyo beeleed Habar jeclo ah oo iyagu ilaalo xoog leh ka haya Jeelka. Read more »
Filed under: 1 | Leave a Comment »
runtii waxaad na xusuusiseen taariikhdii iyo halgalnii
runtii waxaad na xusuusiseen taariikhdii iyo halgalnii geesinimada lahaa oo ay Daraawiish hormuudka ka ahayd kagana soo horjeedeen gumaysiga diineed iyo hagardaamada guud ahaan uu leeyahay gumaystuhu.runtii aniga aad ayaan ujeclalhay akhriska iyo lasocoshada Read more »
Filed under: 1 | Leave a Comment »
Kaalinta Dumarka SSC Ee Khusuusida.
maanta Talaydeyda Diirada ku saaraya Kaalinta Dumarka SSC ay ku yeelan Karaan ayna tahay in laga siiyo Khusuusida 21ka ah ee Madaxdhaqameedku ku Go’aamiyeen shirkoodii Buura wadal. Read more »
Filed under: 1 | Leave a Comment »
Ka Soo Qayb gal Wanaagsan Guddiga Ssc ee Minnesota Shir ay Soo Qaban Qaabiyeen Axada
href=”http://silsilad.files.wordpress.com/2010/02/jpg8.jpg”>
-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada SSC ee Gobolka Minnesota inuu jiro shir weyne ay soo qaban qaabiyeen Gudida SSC Minnesota. Kaas oo lagu qabanayo. Read more »
Filed under: 1 | 1 Comment »
Toronto,(silsilad Online)- Waxaa Shabakada silsilad kusoo qulqulaya emailo iyo telefoono aad u tiro badan, kuligoodna xanbaarsan taageero iyo hambalyo loo dirayo Isimada SSC
Marka hore waxaan halkan uga mahadcelinaynaa intiina emailada iyo telefoonka nagula soo xidhiidhay ee nosoo gudbiyey taageerada iyo hambalyada Isimada. Read more »
Filed under: 1 | Leave a Comment »
Press Release
The one-clan dominated secessionist enclave in NW Somalia, calling itself Somaliland, continues to occupy Sool region and its capital Lascanod which it invaded in October 2007. With the passage of time, and in the face of no submission to the secession by the occupied populations of the regions of Sool, Sanaag and Cayn (SSC) in NW Somalia, the occupiers, like others before it, or elsewhere in the world, can only resort, in its desperation, to piling up the painful collective punishment it inflicts on the occupied local population. Each new punitive measure is supposed to do the trick and deliver its objective Read more »
Filed under: 1 | Leave a Comment »
Bulshawaynta kudhaqan Gobolka Bari ee kasoo jeeda Gobolda SSC ayaa taageeray go,aamada Isimada ee Buurawadal
Bulsha waynta kudhaqan magaalada Boosaaso, ee kasoo Jeeda Gobolada SSC,ayaa waxay taageereen Go,aamadii ay kasoo saareen Isimada SSC magaalada Buura-wadal 08/02/010. Read more »
Filed under: 1 | Leave a Comment »
laascaanood oo saaka la ururinayo macalimiintii iyo xaalada magaalada oo kacsan
Magaalada la haysto ee laascaanood ayaa saaka lagu waabariistay ciidamada booliska Somalidiidka oo buux dhaafiyay wadooyinka, isla markaasna gaaf wareegaya dhamaan xaafadaha magaalada Read more »
Filed under: 1 | Leave a Comment »
Waxaa maalmahan aad laysu weydiinayaa aqoonsiga ninkii ku dhintay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee habeen hore ka dhacay Magaalada Laascaanood.
Ilo wareedyo lagu kalsoonayahay ayaa shabakadda (silsilad )u sheegay in ninkii ku dhintay qaraxani uusan ahayn nin ismiidaamiyey, basle ahaa nin ka tirsan ciidanka maamulka labaxay Somaliland ee gacanta ku haya magaalada Laascaanood.
Ninkan ayaa la xaqiijiyey inuu dhalasho ahaana kasoo jeedo gobolka Togdheer. Read more »
Filed under: 1 | Leave a Comment »
Xagee Buu Marayaa Shirkii Issimada SSC Uga Socday Buuro-Wadal
Wararka nooga imanaya Magaalada Lascaanood ayaa noo xaqiijiyay in shalay galab lagu qabtay Buuro Wadal xalfad balaadhan oo loo soo agaasimay si heer sare ah oo isugu jirtay duco..
Waxaa xafladan kasoo qayb galay dad isugu jira Culimo, shacab iyo isimada SSC.Wararku waxay intas ku darayaan in xafladan ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay waxaa abaabulkeeda qayb lixaad leh ku lahaa gabdhaha SSC ee ku dhaqan wadanka Ingriiska UK.
Markii Qado sharaftii dhamaatay waxaa dhacday duco iyo ilaah bari ay Isimada iyo culimadu iskaga danbeeyeen. Read more »
Filed under: 1 | Leave a Comment »
Maxaa Kusoo Kordhay 3bilaad Kadib Hogaanka ssc
Saddaxdii maalmood ee ugu danbaysay ayaa laga dareemayaya xafiiska hoggaanku uu ku leeyhay magaalada Nairobi shirar is daba joog ah kuwaasoo oo dhexmarayay gudiga jaaliyada iyo odayaal iyo wax garad kale oo dhamaantood la kulmayaya hoggaamiye ku xigaynka hoggaanka sareeye guuto Col. cali xasan ahmed (cali sabareey ) Read more »
Filed under: 1 | Leave a Comment »
Diyaarado Dulhehaabaya Baladweyne iyo Xiisado ka taagan Islaamulka Soomaalida
Filed under: 1 | Leave a Comment »
B/badeeda Soomaalida oo siidaayay Markabka MV Filitsa ee ay ka qaateen….
Read more »
Filed under: 1 | Leave a Comment »
Burcda badeed Soomaali ah oo lagu Maxkmadaynayo wadanka Yemen.
Filed under: 1 | Leave a Comment »
Nigeria Oo Dooneysa Hassan Shehata
Filed under: 1 | Leave a Comment »









































