
waxaan halkan tacsi uga diraynaa eheladii uu ka geeriyooday Adan Cali Kore oo ku geeriyooday magaalada garowe waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo halkan waxaa tacsi uga diraya dadkan oo jooga wadanka yemen gaar ahaan magaalada sanca
1. Maxamed cawil farah
2. axmed yasin xasan
3. shiine cagoole
4. ismacil faras
5. maxamed daud
6. maryan ismacil musse
7. jaamac caarshe dhiif
8. maxamed ismacil
Advertisement
Filed under: 1




































